Hargeysa (Saxilnews):- Badhasaabkii hore ee gobalada Gabilay iyo Daadmadheedh ee xukuumada madaxweyneSiilanyo ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah u shaaciyey in uu iska casilay xisbiga Kulmiye isla markaana uu si rasmi ah ugu biiray xisbiga Waddani
Masuulkan ayaa waxaa uu sidoo kale uu fashiliyey siro badan oo qarsoonaa taas oo salka ku haysa sababihii xilka looga qaadey 3 sanno ka hor
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=5SW7-C37bzk