Berbera (Saxilnews):- Badda Magaalada Berbera ayaa waxaa ay saaka barqadii ay liqdey Wiil Dhalinyaro kaas jiray 20 sanno jir ah
Wiilkan Ayaa waxaa ay wada Socdeen Sadex Kale Oo Dahlinyaro Ah Waxaanay ka tageen magaalada Hargeysa ee caasimada Somalilandoo
Badhasaabka Gobalka Saaxil Jaamac Yuusuf Axmed waxaa uu Warbaahinta U Cadeeyay Gurmad Deg Dega Oo Aay Galeen In Aay Kusoo Badbaadiyeen Sadexdii Wiil Ee Lasocday Wiilka Dhintay
Dhacdadan Masiibada Ah Ayaa Waxaa Sababay Kadib Markii Ay Iska Fuuleen Afartan Wiil Laash Bilaa Mishiin ah Oo Xeebta Iska Yaalay, Kadibna Laashkii Dabayshu ay Kaxaysay Badwayna Gaysay, Intaasi Kadibna Wiilka Dhintay Naxay Oo Ka Booday Laashkii
Bdahasaabka Gobolka Saaxil Ayaa Intaa Wuxuu Ku Daray In Gurmad Deg Dega Oo Ay Sameeyeen Ciidamada Bada iyo Dhalinyaro Loo tabo Baray Samo,ta Bixinta Dadka Badu ay soo bad baadiyeen saddexdii kale