Italy (Saxilnews):- Ciidamada Ilaalada xeebaha dalka Liibiya ayaa waxaa ay bad baadiyeensaddex cisho ee ugu danbeeey 5000 oo tahriibayaal ah .
Tahriibayaashaas ayaa 2300 waxaa la bad baadiyey maalintii khamiistii kuwaas oo ku sugna biyaha Talyaaniga
Sidoo kale subixii Jimcihii ayaa waxaa ay ciidamada Badda ee Talyaanigu ay bad baadiyeen2700 oo Tahriibayaal ah
Dhinca kale 500 oo Tahriibayaal ah oo la bad baadiyey kuwaas oo ku sugan biyaha dalka Liibya waxaa dib loogu celiyey dalalka waqooyiga Africa
Ciidamada Ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga ayaa waxaa ay sheegen in tirada muhaajiriinta sanadkan ku dhimatey badda u dhaxeysa Liibya iyo Talyaniga ay tiradoodu tahay 1244 qof