Muqdisho (Saxilnews)Dowlada Federalka Soomaliya gaar ahaan qeybta duulista hawada ayaa 22kii bishii aynu ka soo gudubnay ka mamnuucday duulimaadyada garoonka diyaaradaha Jowhar kadib markii diyaarado qaad sida ay ka degeen Jowhar.
Qoraalkan oo nuqul ka mid ah ay heshay shabakada warbaahinta Sagalnews,com ayaa u qornaa sidan;