Dubai:-(saxilnews.com) Dawladda Imaaraadka Carabta, ayaa la filayaa todobaadyada soo socda inay inay Somaliland usoo dirto cutubyo Ciidamo ah, kuwasoo sheegay inuu saldhig u noqon doono Madaarka Magaaladda Berbera. Ma jiro War si cad arrinkaa daboolka uga qaaday oo kasoo baxay dawladdaha Somaliland iyo Imaaraadka Carabta.
Yemeni security forces stand at the airport in the southern city of Aden on August 6, 2015 following the landing of the first civilian aircraft in Yemen’s second city in more than four months. The Yemenia flight from Djibouti brought home 158 Yemenis who had fled fierce fighting between Iran-backed Shiite Huthi rebels and forces loyal to the exiled government of President Abedrabbo Mansour Hadi. AFP PHOTO / SALEH AL-OBEIDI (Photo credit should read SALEH AL-OBEIDI/AFP/Getty Images)