DAWLADAHA TURKIGA, RUUSHKA IYO MARAYKANKA OO KA SHIRAYA COLAADAHA DALALKA SUURIYA IYO CIRAAQ,

0
25

Dawladaha Turkiga, Ruushka Iyo Maraykanka Oo Ka Shiraya Colaadaha Dalalka Suuriya Iyo Ciraaq

Saraakiil sare oo ka mid ah militariga Turkiga, Ruushka iyo Mareykanka ayaa ku shiraya Koonfurta Turkiga.

Ujeedada kulanka wuxuu yahay inay ka wadahadlaan xaaladda amniga ee Suuriya iyo Ciraaq.
Waa kullankii ugu horeeyay ee seddax geesood ah oo laga yeesho xaaladda dalalkaasi.

Shirkan ayaa sidoo kale ka duwan kuwii hore, sababtoo ah waxaa isugu yimi dhinacyo isku khilaafsan dagaalka Suuriya.

Turkiga iyo Mareykanka waxay diidan yihiin dowladda Suuriya oo Ruushka taageero ka haysato.

Kullanka ayaa imaanayo xilli ciidamada Turkiga ay sheegeen inay weerarayaan magaalada Manbij oo ay maaamulaan Kurdiyiinta uu Mareykanka taageero.Laakiin Ra’iisul wasaaraha Turkiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here