Hargaysa (Saxilnews.com)-Dalka Sucuudiga ayaa hirgalinaysa doontii ugu weynayd caalamka oo umuuqaal eeg Diin Badeed waxaana ku baxaysa lacag dhan 5 Bilyan oo dollar.
Dhismaha magaaladan oo loogu talo-galay in ay biyaha badda dul Sabayso ayaa qaadaysa in ka badan 60-kun qof waxaana Sameynaysa shirkad lagu magacaabo Lazzarini.
Hadiiba uu hirgalo qordhahani wuxu noqonayaa magaalo dhan oo bada guudkeeda heehaabaysa oo marba dhinacii la doono loo kaxayn karo
Berberatoday.com