Moqdisho (SaxilNews):- Wasiirka wasaarada arimaha dibada dalka Somaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye oo dhawaan u waramey wargeys ka soo baxa dalka Ruwanda ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada Amisom ay dalka sii joogi doonan ilaa dawlada Somaliya laga qaadayo Cuna qabateenta Hubka ee saaran
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan