USA(saxilnews.com)-Dawlada maraykanka ayaa markii labaad si dadban utaageertay qadiyada jamhuuriyada Somaliland ee xidhiidhka diblamaasiyadeed ee ay la yeelatay dalka tiawan.
Qoraal uu baahiyay golaha abniga qaranka ee dalka tiawan ayaa la sheegay in aanu dalka maraykanku joojinayn taageerada uu siinayo dalka tiawan iyo cidkasta oo xidhiidh la yeelata
Sidoo kale qoraal uu baahiyay dalka maraykanku ayaa waxaa soo dhaweeyay safiirka Somaliland ufadhiya dalk tiawan Ambasador Maxamed Xaaji