DAREENKA SHACABKA REER SOMALILAND AY KU SOO DHAWEEYEEN MADAXWEYNAHA SOMALILAND

0
19

Hargayas(SXN):Madaxweynaha somaliland oo dalka ku soo guryo noqday ayaa faaffaahin ka bixiyay wada-hadaladii dhaxmaray somaliland iyo somalia waxana uu sheegay in somaliland nasiib u heshay in shirkaasi ay ka soo qayb galaan wadano caalami ah isla markaana ay goob joog ka ahadaan dooda iyo qadaiyada Jamuuriyadda Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here