Berbera (Saxilnews.com)-Doon siday dad ay tiradoodu gaadhayso ilaa 90 Qof oo Somali ah oo ay ku jiraan ilaa 12 Qof oo dhaawac oo kamid ahaa dadkii ay diyaaraduhu ku duqeeyaan marin biyoodka baabu madab ee dalka yemen bishii sadexaad ee sanadka ayaa habeenka xalay ahaa soo gaadhay dekeda Magaalada Berbera
Dadkani waxaa la dejiyey goob loogu talogalay in lagu nasiyo mudo sadex maalmood ah kadibna looga ambabaixyo deeganada kala duwan ee kusocdaan taasi oo ay gacanta ku hayso xukuumada Somaliland iyo haayadaha la shaqeeya sida I OM IYO UNCHR
Dadkani dhaawac oo kmaid ahaa dadkaasi waxaa loogu adegayada goob loo gaaryeelay sida ay sheegan masuuliyada hayayada I om
Cabdiqaadir ahmed oo ah sarkaal ka tirsan I om ayaa ka waramaya xaalada dadkani laga soo celiyey dadka yemen gaar ahaana dadkaasi dhawacu soo gaadhay iyagoo u tahriibaya dalka yemen
Qaar kamid ah dadkii ka badbaaday badbaaday doontii lagu qarxiyey oo aanu iyadana kula kulanay goobtani lagu daryeelayo ee gudaha Berbera ayaa nooga waramay xaaladooda iyo sidii ay wax udhaceen waagii diyaaraduhu tusheeyeen oo hada laga joogo ilaa sadex afar bilood
Halkan Ka Daawo:
https://www.youtube.com/watch?v=lmcJBc3Td5I&feature=youtu.be