Hargeysa(Saxilnews)Afhayeenka madaxtooyada Somaliland Xuseen Aadan Cige “Dayr” ayaa ka hadlay ujeedada socdaal ay wafti wasiiro ah ku tageen dalka dibadiisa iyo waliba nuxurka kula dhex maray wasiiro ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilaanyo iyo masuuliyiinta shirkada Dp World.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=SlXYoljAHME