Hargaysa (saxilnews)-Xassan Maxamed Aadan Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland ayaa waxaa uu maanta war bixin ka bixiyey sanadkii tagay ee 2018 iyo danbiyadii soo maray Xafiiska xeer ilaaliyaha guud .
Xeer Ilaaliyaha Guud ee sheegay In sanadka dhamaadey 2018 ay soo mareen kiisaskan hoos ku qoran.
Kiisaska Argagaxisada 8 Kiis
Kiisaska Dilka 52 Kiis
Kiisaska Kufsiga 143 Kiis .
Kiisaska Maan Dooriyaha 401 Kiis
http://gebogebonews.com/2019/01/03/daawo-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-somaliland-oo-iminka-hadley-iyo-arimaha-uu-sheegay/