Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirkii hore ee wasaarada Biyaha Muddane Baashe cali Jaamac ayaa waxaauu sheegay in shaqaalaha dawlada kaga jira gobalka Sool uu aad u yar yahay isla markaana aaney ku fileen shaqaalahaasi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan