Hargeysa(Saxilnews)Daawo:-Wiil yar oo uu dhalay Wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon oo muddo Bil iyo Dheeraad ah ku xidhan Magaalada Hargeysa laguna magacaabo Maxamed Aamin Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon ayaa farin qiiro leh usoo direy madaxwayne Siilaanyo,isaga oo ka codsaday inuu xoriyadiisa usoo celiyo Aabihii Suxufi Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka