Hargeysa(Saxilnews)Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah hoggaanka sare ee xisbiga WADDANI, ayaa si weyn uga deyriyey xaaladda uu dalku maraayo, waxaana uu sheegay in wakhti xaadirkan loo baahan yahay siddii dalka loo badbaadin lahaa isaga oo shacabka dib u xasuusiyey dhammaan ba heshiisyadii kala duwanaa ee la la galay dalalka shisheeye oo uu ku tilmaamay in ay ahaayeen kuwo sharci darro ah.
DAAWO, siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo arrimahaas ka hadlaaya,
https://www.youtube.com/watch?v=-o1ApBr3zpI