Daawo”Dadku Intan In Ka Sii Badan Kuma Sii Jiri Karaan Sicir Bararka , Bari Laga Bilaabo na …” Xukuumada Somaliland Oo Hanjabtey

0
18

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa waxaaay si adag uga hadashey sicir bararka dalka ka jira e xadhkaha goostey

 

Wasiirada ayaa waxaa ay ku hanjabtey in aanay xukuumadu sidan ku sii eegan Karin sicir bararka isla markaana ay qaadi doonto talabooyin adag , waxaana ay ganacsatada raashinka keenta ugu hanjabtey wasiiradu hadii ay jabin waayan raashin In ay xukuumadu dalka keeni doonto maraakiib raashin ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here