Daawo:-Xukuumada Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Shaacisay Sababta Ay Dalka Uga Ogalaan Weyday Inay Idaacado Ka Shaqeyaan

0
29

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guribarwaaqo ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu sharaxaad ka bixiyey sababta ay xukuumadu u ogolaan weyday in dalka ay ka shaqeyaan Idaacado madax banaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://www.youtube.com/watch?v=hys6sEcV0GQ

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here