Hargeysa (Saxilnews):- Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay si adag uga hadashey Bariiska Caggaka sameysan oo la sheegay in dalka La keenay isla markaana waxaa ay digniin culus u dirtay ganacsada dalka raashinka keena
Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland Dr Cumar Shuceyb oo maanta warbaahinta xafiiskiisa kula Hadley waxaa uu sheegay in baadhis xoogan ay sameyn doonan isla markaana cidii lagu qato talaabo adag oo sharciga waafaqsan laga qaadi doono
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=61IwtRRV65o