Daawo;-Xukumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Shilkii Dooxa Aw-Barkhadle Iyo Qorsha Xukuumadda Uga Meelyaala Dooxyada Iyo Biyaha Bada Gelaya

0
23

Hargeysa(Saxilnews)-Xukumada Somaliland ayaa waxay ka hadashay Dhacdadii shalay ka dhacday Dooxa Aw Barkhadle ee dhinaca bari ee Magaalada Hargeysa uu ku qaaday Laba Ruux oo Dumar ah ka dib markii inta badan deegaanada Gobolka Maroodi Jeex ay ka curteen Raxmaadka Eebbe.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here