Hargeysa(Saxilnews)-Xukumada Somaliland waxa ay waxba kama jiraan ku tilmaamtay in ay heshiis dhinaca saldhig milatari ah la gashay dalka imaaraatka carabta.
Sidaa waxa warbaahinta u sheegay Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=lNi1OGk22As