Hargeysa (Saxilnews):- Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye Muddane Xassan Siciid ayaawaxaa uu eedo u soo jeediyey wasaarada arimaha gudaha Somaliland .
Sidoo kale xoghayaha ayaa waxaa uu sheegay in ay bulshadu la yaaban tahay is bedelada badan ee xoghayaha dawlada Hoose isla markaana ay is weydiineyso waxaa ka uray kursigan .
Dhinca kale Muddane Xassan Siciid ayaa sheegay in kursiga Xoghayaha dawlada hoose uu yahay kursi aanu ilahay keenin qof uu jecel yahay isla markaana uu yahay xil aad u dhib badan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan