Hargeysa (Saxilnews):- Saraakiil Ka tirsan xisbiyada mcaaridka ee Waddani iyo UCID ayaa waxaa ay si adag ugahadleen isla markaana ay xukuumada ku dhaliileen saddex maxbuus oo jeelka weyn ee Burco ku geeriyoodey ka dib markii uu halkaasi ka dilaacay xanuunka shuban biyoodku
Masuulyiintan ayaa waxaa xukuumada ugu baaqeen in ay talaabo deg deg ah ka qaado fiditaanka cudurkaasi si aanu u soo gaadhin bulshada inteeda kale
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan