Hargeysa (Saxilnews):- Siyaasi Cali Cantar oo ka mid ah hogaanka xisbiga mucaaridka ah ee Waddaniayaa waxaa uu guddida doorashooyinka Somaliland ugu baaqey in ay bulshada u cadeeyan ujeedka uu daaranaa kulan qarsoodi ah oo ay la qateen Wasiirka madaxtooyada , isla markaana kulankaas ay ka sareen Cabdilaahi Jawaan oo ahaa la taliyihi madaxweynaha ee arimaha doorashooyinka .
Sidoo kale Cali Cantar ayaa waxaa uu ka hadley laba masuul oo xisbigaasi ka tirsan isla markaana xidhan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan