Hargeysa (Saxilnews):- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu dhiggiisa KULMIYE ku eedeeyay inayiibsaday kaadhadhkii codbixinta Degmada Saylac, waxaanu komishanka doorashooyinka-na ugu baaqay inay maxkamad la tiigsadaan oo arintaasi talaabo adag ka qaadan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=98wxmPhZLVY