Hargeysa (Saxilnews):- Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa waxa uu markii ugu horeysay uu ka hadley mawqifkiisaku aadan guddi mus danbeed ah oo uu madaxweyne Siilanyo sheegay in uu u magacaabi doono kominshanka doorashooyinka .
U qaabilsanaha xisbiga Kulmiye ee kominshanka doorashooyinka ayaa arintaasi ka hadley waxaana uu sheegay in arintaasi sharciga dalka u yaala loo mari doono
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan