Hargeysa (Saxilnews):- Agaasimaha maamulka iyo lacagta ee Kominshanka la dagaalanka Aids-ka ayaawaxaa uu si kulul uga jawaabey warqad anshax marin ah oo dhawaan kominshanka doorashooyinku ka soo saarey .
Agaasime Xinif ayaa sheegay in sharciga shaqaalaha dawladu aanu isaga qabaneen maadama oo uu yahay isagu aanu aheyn shaqaale joogto ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=lWdCeVegW2A