Hargeysa (Saxilnews):- Xildhibaan Saleeban Cali Koore oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada waxaauu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqey in uu taagan yahay xilka gudoomiyaha golaha wakiilada Musharax Cabdiraxmaan Ciro marka uu is casilo
Xildhibaankan ayaa waxaa uu ka soo jeeda deeganada bariga Somaliland gaar ahaan gobalka Sool , mana ah xildhibaankii koowaad ee ka soo jeeda deeganadaas ee ku dhawaaqey in uu yahay musharax u tartami doono kursiga gudoomiyaha wakiilada
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan