Hargeysa (Saxilnews):- Xildhibaan Qabiile oo ka mid ah mudanaayaasha golaha wakiiladaSomaliland ee laga soo doorto gobalka Saaxil waxaa uu si adag uga Hadley dab laba jeer dhawaan qabsadey Dekada magaalada Berbera
Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu eedo kulul ku ganay shirkada gacanta ku haysa maamulka dekadaas ee Dp World
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka WarkanS