Hargeysa (Saxilnews):- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaashagolaha wakiilada ugu jira xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu golaha guurtida Somaliland hawda u mariyey codsi ku saabsan muddo kordhinta xukuumada Madaxweyne ee hor taala aqalkaas
Xildhibaanka ayaa waxaa uu mudanayaasha golaha guurtida ka codsadey in ay muddo kordhinta loo sameyanaayo xukuumada ka dhigaan muddo laba sanadood ah
Waxaana uu xldhibaan Nacnac sabab ugu dhigay codsigiisaas si buu yidhi loo dhameys tiro balan qaadyadii uu madaxweyne Siilanyo sameeyey oo ay ugu horeysay wadado Ceerigaabo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan