Hargeysa (SaxilNews):- Xildhibaan Xassan Cawaale Caynaan oo ka tirsan mudanaayaasha golaha wakiilada isla markaana ku abtirsada xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye oo maanta warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu sheegay in uu ku baaqayo muddo kordhin loo sameeyo madaxweyne Siilanyo .
Xildhibaanka ayaa waxaa uu sabab uga dhigay abaaro xoogan oo dalka ka jira iyo madaxweyne Siilanyo oo uu sheegay in uu wax qabad badan sameeyey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan