Hargeysa (Saxilnews):- Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee laga
soo doorto gobalka Sool waxaa uu eedihii ugu cuslaa u soo jeediyey wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon
Xildhibaanka ayaa waxaa uu wasiirka ku eedeeyey isla markaana uu cod dheer ku sheegay in uu kala qeyb ka wado deeganada gobalka Sool , waxaana uu u soo jeediyey in aanu kal qeybin dadka deeganadaasi ku nool
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=OCEmQo7-u9M