Hargeysa(Saxilnews) Ismaaciil Cabdi Hulul kana mida odayasha iyo wax-garadka reer Somaliland ayaa fariin adag hawada u mariyay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, uguna baaqay inuu fara galinta uu ka daayo Somaliland, maada Soomaaliya iyadiiba ay gubaneyso oo ay maanta gurmad Ilaahay u baahan tahay
Halkan Ka Daawo
https://www.youtube.com/watch?v=xhSUntRFDUY