Hargeysa(Saxilnews):-Wiil Gabooye ah iyo Inan ISaaqa ayaa jacayl ku dhex maray waxaana arintani ka biyo diidey reerka dhalay Gabadhii jeclaatey Inanka Gabooye kuwaasi oo jidh dil ugu gaystey Gabadhoodii iyagoo sabab uga dhigay in ay jeclaatey Nin Gabooye ah.
Arintani ayaa waxa si adag uga hadlay Cuqaasha iyo Salaadiinta Beesha Gabooye kuwaasi oo wax laga xumaadey in arintani ay sameeyeen dad islaam ahi.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka