Daawo:-Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Oo Ku Hanjabay Inuu Wax Ka Qabanayo Shaqaalaha Ajaanibka Ah Ee Shaqadii Ku Cidhiidhiyey Shacabka Somaliland

0
17
Hargeysa(Saxilnews)Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ayaa sheegay in ay wax ka qabanayaan shaqaalaha ajaanibka ah ee dalka kusoo badanaya isla markaana shaqadii ku cidhiidhyey shacabka Somaliland. Waxaana uu sheegay in ay mudnaanta koowaad leeyihiin shacabka Reer Somaliland.   Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=_f4dWJwKGCQ

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here