Hargeysa (SaxilNews):- Wasiirka wasaarada macdanta yo tamarta Somaliland Xussen Cabdi Ducaaleayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu banaanka soo dhigay sababata uu uga dhex muuqan waayey olalaha xisbiga Kulmiye iyo Musharax Muuse Biixi
Wasiirkan oo inta badan aan lagu dhex arkin xafladaha iyo xarunta xisbiga Kulmiye oo inta badan wasiirada xukuumadu iska xaadiriyaan ayaa waxaa uu sheegay in xisbiga Kulmiye iyo musharaxiisa uu u olaleen doono marka la gaadho xiliga olalaha.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan