Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada macdanta iyo Tamarta Somaliland Muudane XussenCabdi Ducaale ayaa fadhigii saaka ee golaha wakiilada waxaa uu hor keenay qabo qoraalka saddex xeer oo wasaaradiisu soo diyaarisay kaas oo ka soo gudbay golaha wasiirada oo iyagu ansixiyey
Qabyo qoraalka saddex xeer ayaa waxaa ay kala yahiin 1. Xeerka Shidaal Baadhista 2.Xeerka Dakhliga Shidaalka iyo Xeerka Macdanta
Wasiirka ayaa markii uu golaha u gudbiyey xeerkaas waxaa uu faahfaahin ka siiyey ujeedka xeerarkan warbaahinta
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan