Daawo:-Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo  Hor Tagay Guddiga Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Kana Hadlay Kooto La Sheegay In Shirkado Gaar Ah Loogu Xidhay Adeegada Korontada

0
21
Hargeysa(Saxilnews)Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta hor tagay guddiga dhaqaalaha ee golaha Wakiilada Somaliland,waxaana guddigu ka waraysteen waxa ka jira cabasho ay wasiirka ka muujiyeen masuuliyiinta shirkado adeegada Korontada Bixiya iyo waliba waxa ka jira in kooto loogu xidhay shirkado gaar ah adeega Korontada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=YN4RbS-JYuU

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here