Hargeysa(Saxilnews)Wasiirka wasaaradda Dalxiiska iyo Dhaqanka Somaliland iyo Wafti Khuburo ah oo kasoo jeedka dalka Spain ayaa gaadhay magaalada Berbera,waxaana ay kormeer ku tageen Buurta Gumburaha Taangida Biyaha oo ah goob taariikhi ah oo la isticmaali jirey muddo ka badan 5000 oo sanno ka hor.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=e898AkRKIdk