Daawo:-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Jawaabey Hadalada Siyaasiyiinta Mucaaridku Ku Dhaliilaan Xukuumada

0
20

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yasiin Maxamuud Xiir (Faratoon ) ayaa waxaa uu ka jawaabey hadalada ay siyaasiyiinta mucaaridku ku dhaliilan xukuumada

Sidoo kale  wasiirka ayaa waxaa uu ka  hadley diwaangalintii  cod bixiyaasha ee guud ahaan dalka ka qabsoontey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here