Dr Xaglo-toosiye wasiirka Caafimaadka Somaliland ayaa waxa uu gudaha magaalada Buuhoodle kusoo bandhigay dhoolo tusyo anfariir iyo fajac ku ridey madaxwayne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland,isaga oo sidoo kale ka jawaabay hadalo kasoo yeedhay madaxwayne ku xigeenka Puntland.
Halkan hoose ka d aawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=PqpkV88Dy5E