Daawo:-Wasiir Xaglo Toosiye Oo Iminka Jawaab Adag Warbaahinta U Mariyey Cali Khaliif Oo Hargeysa Ku Sugan , Reer Buuhoodle na Ugu Baaqey …..

0
15

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaaarda caafimaadka Somaliland Saleeban Ciise Axmed Xaglo Toosiyeayaa waxaa uu ka jawaabey hadalo uu sheegay in ay ka soo yeedheen madaxweynaha maamulka Khaatumo Prof Cali Khaliif Galeydh .

 

Muddane Xaglo Toosiye ayaa waxaa uu sheegay in magaalada Buuhoodle aanu Cali Khaliif ka hor istaagi Karin Haay’adaha gar gaarka u sida

” Waxaan maqlaayey qolooyin uu Cali Khaliif Madax u yahay oo yidhi Haay’ad aan na soo marin Buuhoodle Iman meyso , waxaan leeyahay waar arinkaasi waa been ” ayuu yidhi Wasiir Xaglo Toosiye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here