Buuhoodle (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland Saleeban Axamed Ciise Xaglo Toosiyeayaa waxaa uu cisbitalka guud ee magaalada Buuhoodle uu ka hor istaagey madaxweyne ku xigeenka Puntland Mr Camey oo doonaayey in uu soo booqdo dad halkaasi jiifey oo xanuunka shuban biyoodku soo ritey .
Wasiir Xaglo Toosiye iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa waxaa ay ka soo wada jeedan magaalada Buuhoodle
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=G6bNEPTYR5k