Hargeysa(GTV)Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay xubno Beer iyo Kalyo ah oo looga shakiyey inay yihiin kuwo bini’aadam oo dhawaan lagu qabtay magaalada Hargeysa,sidoo kalena waxa uu ka hadlay dad la sheegay in lagu sirxay gudaha Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=XYOL_1xTBCU