Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada Hawlaha guud iyo guryeenta Somaliland Cali Mareexan oomaanta kulan la yeeshay gudida dabo galka iyo ilaalinta hantida qaranka Somaliland waxaa uu sheegay in uu sharci u hayso iibinta dhulka danta Guud .
” Hantida la iibiyo ee dawlada marka hore dastuurka ayaa fasaxaya , dawladuna waa ay iibin kartaa waana ay kireen kartaa si sharciga waafaqsan ” ayuu yidhi Cali Mareexaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=qEfZt9GziPI