Daawo:-Wasiir Cali Mareexaan Oo Ku Fashilmay In Uu Dayactir Ku Sameeyo Wadada Halbawlaha Ah Ee Dawga Tabca Iyo Cabashada Dadka Deeganka

0
14
Hargeysa (saxilnews):- Wasiirka wasaarada Hawlaha guud iyo guryenta Somaliland Cali MaxamedXassan (Cali Mareexan ) ayaa waxa uu si cad ugu fashilmay in uu wax ka qabto oo uu dayac tiro wadada halbawlaha ah ee dawga Tabca

Wasiirkan ayaa waxaa uu maamula wasaarada hawlaha guud oo ay iyada hoos tagaan tayac tirka wadooyinku waxaana dadka deegankaasi ay iyagu si iskood ah u bilaabeen in ay dawgaasi tayac tirsan ka dib markii ay wax gacan ah ka wayeen wasiir Cali Mareexan iyo wasaarada hawlaha Guud isla markaana ay wadadii u dhawaatey in a y go,do

 Dadka deeganka dawga tabca oo warbaainta qaar la hadley waxaa ay sheegen in wasiirka hawlaha guud Cali Mareexan aanu wax tayac tir ah ku sameyn wadadan oo ah mid halbowle ah oo isku xidha dadka xeebta degan iyo dadka hawdka degan waxaana ay soo direen baaq qaylo dhaan ah oo ku aadan sidii jidkan loo dayac tiri lahaa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here