Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka Wasaarada biyaha Somaliland Muddane Baashe Cali Jaamac ayaa hadal maanta ka soo yeedhay uu ku iftiimiyey ismaan-Dhaaf shaqo oo ka dhaxeeya isaga iyo mareeyaha wakaalada biyaha Hargeysa
Muddane Baashe Cali Jaamac Wasiirka biyaha Somaliland waxaa uu sheegay in mareeyaha wakaalada biyuhu uu xoog ku haysto wakaalada biyaha Hargeysa oo aan wasaarada hoos imanin , isla markaana aanu soo faro gali karin mushruuca biyo balaadhinta ee xubo weyne .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=Y4bk_-ErUhg