HARGAYSA(SXN)-Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa shaaciysay 6qof oo cusub oo laga helay xanuunka coronavirus kuwaasi oo mid kamid ahi uu yahay ajaanib udhashay dalka bangladhes
Sidoo kale wasaarada caafimaadka ayaa ruqsadii kala noqotay Dr dhaliilay hanaanka baadhitaan ee mishiinka laga baadho xanuunka coronavirus kaasi oo xukuumadu dhibsatay xaqiiqada arimaha uu ka hadlay
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN