Hargeysa(SAXILNEWS)Qiimihii la kala siisanayay xoolaha nool ayaa waxa uu gaadhay abid meeshii ugu hooseysey,waxaana warbixin laga diyaariyay saylada xoolaha ee magaalada Burco,waxaana arrinkan ka hadlay dadka reer guuraga ah ee xoolahooda usoo iib geeya saylada magaalada Burco iyaga oo sheegay in xoolihii laga siisanayo qiime aad u hooseeya,waxaana ay baaq u direen xukuumadda Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=9XU3BW6bmeU