Hargeisa(Saxilnews) Waxaa Maanta Magaalada Hargeisa Kaqabsoomay Shir Ay Iskugu Yimaadeen Cuqaasha Wxgaradka Aqoonyahanka Haldoorka Iyo Haweenka Beesha Xaamud Mataan Ee Daauud Ismaaciil(Ciidagale)
Kulankan Oo Nuxurxiisu Ahaa Aayaka Tashiga Beesha Isla Markaana Ayku Bayaamiyeen In Beesha Xaamud Mataan Aanay Kasii Mid Ahaan Doonin Beelaha Gaashaan-Buur Ee Ciidagale
Isla markaana Waxay Shirkaas Kasoo Saareen Qodobo Katurjumaaya Masiirka Iyo Danta Beeshooda Taasoo Ah In Ay Beeshoodu Iyo Deegaanka Beeshoodu Ay Iyagu Umadax Bananyihiin Isla Mar ahaantana Ay Xaamud Mataan Leeyihiin Kalmada Uhoraysa Iyo Ta Udanbaysa Aaya Katalintooda Iyagoo Sheegayna In Aanay Jirin Gudi Gashaanbuur Ah Oo Ay Kamid Yihiin Kana Madax Bananyihiin Gudiyadooda
Waxaanay Baaq Udireen Madaxda Qaranka Haayadaha Dawliga Ah Iyo Kuwa Madaxa Banaanba Iyagoo Lasocdsiiyay Wixii Beesha Kasoo Gasha Inay Kala soo Xidhiidhi Doonaan Gudi Ay Sheegen Inay Magacaabi Doonaan Kaasoo Ah Gudi Xaamud Mataan Ugaar Ah
Hadaba Daawo Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beesha Xaamud Mataan Iyaga Oo Arimahaas Kahadlaya
Hoos Kadaawo Sawirada Shirka Aaya Katashiga Beesha Xaamud Mataan Oo Maanta Hargeisa Kaqabsoomay
Hargeisa/Office
https://www.youtube.com/watch?v=nEsRcfw0tnA